Back

xuub-xabeed

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dyo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Lakab nudo ah oo ka kooban ibitiiliyam ay tiiriyaan nudo isku-xidhayaal. Ibtiiliyamka dhexdiisa waxa laga heelaa unugyo goblet oo gaar ah, kaas oo guudka kaga dhiijiya xab, ibitiiliyamkuna badanaa waxaa uu leeyahay gan. Xuub xabeebku wuxuu ku dhereere- ranyahay moqorrada jidhka ee xidhiidhka la leh dibadda sida mariinka cuntada iyo ma- riinka hawada. 886

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →