Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-lo, m.dh
Conjugation
n/a
saynuufiyal
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Xuub ka samaysan nudo isku xidhayaal, kaas oo sameeya kiish ku wareegsan kala goys dhaqdhaqaaq samayn kara, sida kala goyska suxulka, oo labada dhinacba kaga dhegsan laf. Kiishka waxaa ka buuxa dheecaan isjiidanaya oo subka korka sare ee carjowda kala goyska. xuubka
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →