Back

xinjir-roor

Noun Medicine
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (-ro ..., m.l) Xaalad dhiiggu uu ka beddelmo dareere oo uu noqdo adke oo uu sameeyo xinjir. Xinjir- awd wuxuu ku dhacaa xididdada dhiigga waana xaalad cudureed. Xinjir awdku halbowle wuxu keenaa in dhiiggu ka xirmo soohyada halbowluhu waraabin jiray intuu- san xirman. Awdmidda halbowle maskaxeed waxay ka mid tahay sababaha keena dhibib- ka (strike); xinjir awdka halbowle wadneedna waxay keentaa wadne wareen (heart attack).

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →