Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
xiniin
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Nin ama neef lab ah oo hal xiniin leh.
Other forms
xiniin (2)
Noun
Labada qanjir, oo ugaxda qaabkeeda leh, oo qooraha ku jira, oo biyaha laboodka sameeya, middood; raayaha middood.
xiniin (3)
Noun
(c.nafl.) Labada kuus- kuus ee xubin nimeedka ah oo sameeya shahwada, soona saara hormoonka ragga (androojin) oo ku xiran hormoonno kale (goonadotrofiinis) oo laga soo daayo qanjir dhiiqa bitwitariga.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →