Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
yar
Noun
Botany
Explanation
-
1
Geedaaley yar oo har leh; geedo isku urursan oo ku yaal meel gaar oo bannaan.
Other forms
yar
Noun
(xeebo yaryar, m.l) Liidka dhulka xeebta ah ee la jeeda badaha ama harooyinka; badanaa waxaa la yirahdaa waa dhulka u dhexeeya xarriiqa u hooseeya mawjadda badda iyo ka u sarreeya ee ay soo gaari karaan mawjadaha baddu.
yar
Noun
(-dyo yar, m.dh) Qar ka soo dul baxsan badda. 246
yar (1)
Noun
Wiil da' yar.
yar (2)
Noun
Gabar da'yar.
yar (3)
Verb
Wax da'diisu yartahay ahaansho.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →