Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
kala-hormarinta
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
Xeer ku saabsan isku xiridda laba kutirsane ee u dhexeeya xisaabfal labaale ah. Taas oo jawaabtu aan ku xirnayn sida loo kala hormariyo kutirsanayaasha. Sida: a*b = b*a. Xisaabfallada isugeynta iyo iskudhufashadu waxa ay raalliggeliyaan heerka kala hormarinta, haseyeeshee, isuqaybinta iyo kalagoyntuna ma raalligeliyaan. xeerka
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →