Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

xarriiq

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-qo, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Daliig, jiitin.

  2. 2

    , xarriiqin.

Synonyms

Other forms

xarriiq (2) Noun

Isku xir ka dhexeeya laba barood oo ku yaalla dululaati ama dul xarriiqi waxa ay leedahay dherer haseyeeshee, ma laha ballac, waxa ay noqon kartaa mid toosan ama xoodan. Hidda toosan waa fogaanta ugu gaaban ee u dha- xaysa laba barood oo ku yaalla dul fidsan.

xarriiq (3) Verb

Xarriiq samayn. xarriiqa waqtiyeynta

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more