Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
xammeeti
Noun
Explanation
-
1
(c.nafl.) Dareere alkaliin oo midabkiisu huruudcagaaryahay, dhadhan qadhaadhna leh oo uu soo saaro beerku, laguna kaydiyo beerkutaasha. Waxay caawi- saa dheefshiidka iyo nuugista duxda taas oo burburisa siina yaryaraysa. Xammeetidu waxa kale oo ay nashaadisaa isku soo ururka muruqyada dheefmareenka oo loo yaqaan ubaaxin.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →