Back

xagjir

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rro, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Neef irmaan oo aan gayax (sidig) ahayn (geel ama lo').

  2. 2

    Xagjir ah: fallaar keligeed la gano oo aan laake ahayn.

  3. 3

    Xagjir ah: qof aan dhexdhexaad ahayn.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →