Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
xaddi-foolwaa
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
(-iyo ..., m.dh) Xaddi sida: cuf, dherer, waqti, cufnaan ama tamar oo leh baaxad ama laxaad; hase yeeshee aan lahayn jiho. Xisaab ahaan xaddiyadan oo kale waxaa la yiraahdaa xaddi foolwaa.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →