Back

welwel-dheeraad

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.naf.) Welwel ka qabid shaqada jirka iyo caafimaad darro la mala awaaley. Waxay keeni kartaa cudur mas- kaxeed qofka naftiisa naafeeya. Noocyada khatarta ah waxa jira himadjab caafimaad darro, oo sida badan ay sabab u tahay qalbi jabka joogtada ah.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →