weli
Explanation
-
1
Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.
-
1
Ilaa hadda.
-
2
Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan. weli² m.fk
-
2
kol kale; haddana; misana.
-
3
Waa w.gay: abidkay, kolna.
Synonyms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →