Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rro, m.dh
Conjugation
n/a
wanqar
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Dhaawac halis ah.
Other forms
wanqar (2)
Noun
Guud ahaan, shaxan ama tibaax waxa la yiraahdaa waa wanqaranyahay haddii qaybo ka mid ah shaxanka ama tibaaxda la isku beddel karo iyada oo aan shaxanka ama tibxaha la doorin. Shaxan joometariyeed waxa uu leeyahay wanqar noqod haddii baro ku yaalla shaxanka ay leeyihiin baro ku aaddan oo ka soo noqday bar kale oo loo yaqaan xuddun wanqareed, xarriiq wanqareed ama sallax wanqareed.
wanqar (3)
Verb
Ugaar, xoolo iwm iyada oo uur-kujirta laga saarayo calool ka dillaacin.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →