Back

wad

Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-day, -dday) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems

Explanation

  1. 1

    (f.g) Xoolo, dad iwm meel ay joogeen ka kaxeyn.

  2. 1

    Qurub tilmaamaya wax isla samayn. Tus. “Aan w. hadalno waa aan heshiinno”.

  3. 2

    Gaadid (markab, baabuur, iwm) meel ka kaxayn.

  4. 2

    Qurub tilmaamaya in aan wax wax ka maqnayn. Tus. “Waa w. yimaadeen”; “Wargeysyada w. qaado!”. wada

  5. 3

    (f.g) Hawl la hayey sii fulin.

  6. 4

    (f.mg) Ku w.: wax mala-awaalid. Tus. “Waxaan ku wadaa in uu maanta cali imaan doono”. wąd m.l wada qr.fk

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →