Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
baahiyosooik
Noun
Geology
Explanation
-
1
(waayahii ..., m.l) Waagii hore ee nolosha, waa kan ugu horreeya saddex qaybood ee waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeyay kambiriyan-ka-horreeyaha). Kolkaas oo muddooyinka taariikhda dunida ka mid ah kana horreeyay waagii mesosooigga wuxuu kalabaxsanyahay laga billabo 600 oo milyan ilaa 200 oo milyan oo tagtay. waagii
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →