Back

waa

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-aayay, -aayday; -aayi) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems

Explanation

  1. 1

    Wax helid la'aan.

  2. 1

    Maalinta gelinkeeda hore billaawgiisa; subax; arooryo.

  3. 2

    La w.: yool aad tooganaysay riddadii. Garab la marid. wąa³ m.l (-aayo, m.l)

  4. 2

    Xilli; waqti; jeer; goor. wąa4 m.l (-aayo, m.l) Mid ka mid ah qaybaha waaweyn ee taxanaha waqtiga jiyoolojiyeed (ee ka dambeeya kambiriyanka horreeyaha). Waaga, laf ahaantiisa waxaa loo kala aqoonsanyihiin saddex waa - aaliyo - soyik, mesosoyik iyo saynsoyik, kuwaas oo ku fidsan ilaa 6 (lix) milyan sano ee la soo dhaafay. [Geology]

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →