Back

aaddi

Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-iyay, -isay) — Class II (-iyay / -isay) — stems ending in -i or -ee

Explanation

  1. 1

    Cid meel ku toosin; , aadsii.

  2. 2

    Ku aa.: wax dalool ciriiri ah oo uu geli karo ku beegid.

  3. 3

    Ku aa.: wax muuqaalkooda wax kale ku gudbid.

  4. 4

    Isku aa.: wax aan nidaamsanayn sida ay isu raaci karaan u nadaamid.

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →