urur
Explanation
-
1
Seddax horimood oo ciidan ah.
-
2
Dad aragti siyaasadeed ku midoobay.
-
3
Tiro isku wax ka hadlaysa oo is buuxinaysa.
Other forms
Marka la eego tusaha falgalka curiyayaasha, waa tax curiyayaal ah oo kiimika ahaan isu'eg lehna ratibaad elektaroonikaad oo isu'eg. Ururku waa curiyayaasha joog u taxan ku wada jira ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Marka la eego kiimikada orgaanikada ah, waa atam ama koox atamyo ah oo xukuma astamaha gaarka ah ee molikiyuulada ku wada jira bah gaar ah.
Xiddigo dhawr ah oo meel isugu yimaada oo isla socda. urur4 f.mg1 (-ray, -rtay) Nafley tiro badan meel isugu imaansho.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →