Back

ugxanside

Noun Botany
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-dayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (c.nafl.) Organka taranka ee dheddigga xayawaanka kaas oo soo saara ugxanta.

  2. 2

    Salka hulan ee kaarbalka ubaxa, kaas oo ka kooban hal ama in ka badan oo ugxan side yare. Bacriminta kaddib, derbiga ugxansiduhu wuxuu u koraa xagga midhaha isaagoo daboolaya iniinyaha.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →