Back
Word form
Preposition
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
n/a
u
homonym 2
Preposition
Explanation
-
1
(nax.) Qurub lagu isticmaalo falka bidixdiisa: a) qurub la xiriira jiho la aado. Tus. “Halkaa u orod!”; b) qurub la xiriira qofka loo aado. Tus. “Cali baan u tagay”; c) qurub la xiriira qof ama shay daraaddiis wax loo sameeyo. Tus. “Naagta aqal u dhis!”; d) qurub la xiriira habka ama sababta wax loo sameeyo. Tus. “Si wanaagsan u samee!”, “Maxaad u soo iibsatay?”; e) ugu: qurubyo lagu cabbiro kalasarraynta. Tus. “Wiilasha asaga ayaa ugu wanaagsan”.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →