Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a
yare
Noun
Explanation
-
1
(juqr) Meel hoos u dhax dhuuban oo dheer oo laga helo dhulka dushiisa, oo ka yar dooxo kana ballaaran qaranqaar.
Other forms
yare
Noun
No definition recorded.
yare
Noun
(c.fal.) Ku- wareege yar: waxaa jira qaar badan oo ku warega gorraxda, una dhexeeya majiireyaasha Maars iyo Jubitar; ka u weyn dhexroorkiisu waa 700 Km., ka u yarna dhexroorkiisu wuxuu ka yaryahay 30 Km.
yare
Noun
Qayb kasta oo ka mid ah unugga, sida bu'da ama jeedalka, taas oo qabata shaqo gaar ah.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →