Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
tirobeel-yare
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
Doorsoome uu xadkiisu yahay eber. Laba doorsoome sida x iyo y oo mid kasta ku dhowaado eber, waa tirobeel yare oo isku heer ah haddii saamiga x uu yahay koobane oo aan ku dhowaan eber. Haddii x/y --> o, x waxa ay leeyahay tirobeel yare heerkiisa ka sarreeya kan y iyo haddii x/y --> '8?', xi waxay leedahay heer ka hooseeya kan y. y
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →