Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
tirobeel
Noun
Mathematics
Explanation
-
1
(Summad '8') xadla'aan ka weyn tiro ama soohdin kasta oo maguuraan ah. Tusaale ahaan, ururka tirooyinka idil.
-
2
Qiimaha xaddi oo u kordha xad la'aan. Tusaale ahaan, haddii y = 1/x, markaa y waxa ay sigaysa tirobeel marka x ay siqdo 0. [Mathematics]
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →