Back

tiro

homonym 2 Noun Mathematics
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Summado loo adeegsado tirinta iyo cabbirid-da.Tirooyinka hadda guud ahaan la adeegsado waxa ay ku salaysanyihiin habdhis salkiisu yahay Hindi- Carab.

  2. 2

    Tiro kasta oo ah maangal ama murakab waxa jiro noocyo badan oo tirooyin ah: (b) tirsiimo (abyoone togan) (t) tiro idil (j) abyooneyaasha (x) tiro lakab ah (kh) tiro lakab la'. [Mathematics]

  3. 3

    (nax.) Koox naxweed oo waxqabadkeedu yahay in ay tilmaanto cadad dad, xayawaan iyo shay oo giddigooda ah tirsamayaal. Tus. “Kow, labo, qof”; tirada lidka isku ah waa keli iyo wadar (mid/dhawr).

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →