tag
Explanation
-
1
(f.g) Cid meel aadid.
-
2
(f.mg) Ka t.: wax dayn ama dhaafid.
-
3
(f.mg) Kala t.: cid wax kala baxsasho; kala bixid.
-
4
(f.mg) U t.: u imaansho; la kulmid; nin naag u galmoosho.
-
5
(f.mg) Ku t.: meel la tagayo gaadiid u raacid; wax la qaatay ka samrid.
-
6
(f.mg) Ula t.: arrin iwm cid la kaashad.
-
7
(f.mg) Uga t.: wax cid ku dhaafid.
-
8
(f.mg.) La t.: qaadasho; wadasho; kaxaysasho; raacid.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →