hore
Explanation
-
1
Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah.
-
2
Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah.
-
3
Taarikhada xilliigii hore. [History]
Other forms
Qeybtii hore kitaabka Diinta kirshtaanka, wuxuuna xambaarsanyahay qoraalka Yahuudda, gaar ahaan wixii la xiriira taarikhda dadka Yahuudda.
Barashada su'aalaha caamka ah, laga bilaabo far qoriddii hore, iyo barashada Kirishtaannimada, sidii ay sameeyeen Yurub qarnigii 9aad ilaa kii 17aad. barashada
Waagii hore ee dhagaxa, dadkuna dhagaxa ay u adeegsan jireen qalab ama hub ahaan. waagii
(-aalladii ..., m.dh) Barashada fartii dadkii hore.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →