Back

taallo

Noun
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
-ooyin, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhis ama wax korka la iska saarsaaray oo kor loo dheereeyey.

  2. 2

    Dhis lagu muuneeyo oo lagu xusuusto wax dhacay oo taariikh leh, ama qof, wax weyn oo waxtar ah, oo aan la illawi karin, dadkiisa ama dalkiisa u sameeyey. Tus. “T. xusuuseed”.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →