Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
taabasho
homonym 2
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Hab baaritaan qayb ka mid ah jirka ayadoo si taxaddar leh lagu dareemayo gacamaha iyo faraha fooddoo-da. Taabashada waxa marar badan lagu kala sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira.
Synonyms
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →