Back

suyucsanaansho

Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine & feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    t (ta') m.dh Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane. ta¹ mu.ti.dh kuwa, w Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha u dhow lagu tilmaansado. Tus. “Ta timid waa Caasho”. (-ta) q.dh Qodob magaca dhaddig dib looga qodbo si looga dhigo wax cayiman. Xarafka “t” ee qodobkan wuxuu isu beddelaa “d” markuu raaco magacyada lab oo ku dhammaada d,c,x, h, y, iyo (') hamsa. Markii la raaciyana magac ku dhammaada xarafka “l” labadaa xaraf waxay isu beddelaan “sh”. Tus. “ul+ta-> usha, bad+ta> badda”. taa¹ mu.ti.dh (kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. (-taa) dk.ti.dh taa³ (-taa) dk.lh.dh

Synonyms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →