Back

suuris-jiilaal

Noun Botany
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Habaynta qaybaha ruqurka ubaxa, gaar ahaan laacayaasha iyo malaacayaasha.

  2. 2

    (c.nafl.) Xaalad firfir-cooni la'an ah oo ay xayawaanka qaarkii gelaan xilliyada abaartu dheeraato iyo kulaylka. Waxa kale oo hoos u dhaca quudashada, neefsiga iyo dhaqdhaqaaqaya-da kale ee jidhka.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →