Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
suuf
Noun
Explanation
-
1
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
-
2
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
-
3
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →