dhac
Explanation
-
1
Qurub tilmaamaya in falku uu u jeedo dhinaca hadlaha ama yeelaha. Tus. “Soo gal! Hoosta u soo deg! Ii soo sheeg!”.
-
2
Qurub tilmaamaya in falku uu keenayo sii aadid iyo soo noqosho. Tus. “Cali soo eeg! Hilib baan soo iibsanayaa”.
Synonyms
Other forms
(-bno ..., m.l) Xubin ama sooh oo hoos uga dhaqaaqa meeshiisii caadiga ahayd, badanaa waxa keena sooha taageera oo dabca. Rimmaydhac iyo siil-dhac waxa keena, inta badan, jiidid iyo jeexmid ku dhaca sooha taageerada xilliga dhalmada.
Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
(f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →