Back

sin

homonym 2 Verb
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-imay, -intay; -imi) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems

Explanation

  1. 1

    Laba wax ama ka badan isla ekeysiin.

  2. 2

    Saf iwm qallooc ka bi'in.

  3. 3

    Caddaalad wax ku maamulid.

  4. 4

    Dhaawac qiimayn.

  5. 5

    Ku s.: cid maqan wax u sii ilaalin.

  6. 6

    U s.: hadal joojin.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →