Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
simuum
Noun
Geography
Explanation
-
1
Carabi. Dabayl kulul, qallalan ama meerkac dabayleed oo ka dhacda xilliyada Gu'ga iyo xagaaga saxaaraha iyo lama degaanta Carabta, waxa inta badan la socda qaddar cufan oo bataax ah oo yareeya ragtida xoogaa mitirro ah ama inta badan eber, marmarka qaarkoodna beddela qaabka meelaha ay marayso. sin
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →