Back

siin

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-iiman, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Magaca xaraf oo ka mid ah xarfaha af carbeedka

  2. 2

    Duuf.

  3. 3

    Taar.

  4. 4

    Maacuunta inta birta ka samaysan oo dhalada iyo macdinka ahayn.

  5. 5

    Siin ah: subag dhalaashan.

  6. 6

    (-iiman, m.l) 770 Dheeh weelasha jikada oo birta ah qaar-kood oo loo yeelo.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →