Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
sigtin
Noun
Explanation
-
1
(nax) Qurub tilmaamaya in falku uu ka fogaanayo hadlaha ama yeelaha. Tus. “Sii durug!. Guriga sii gal!”
-
2
Qurub tilmaamaya kordhin. Tus. “Arrintu way sii xumaatay”.
-
3
Qurub tilmaamaya sii socosho fal. Tus. “Hadalka sii wada!”.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →