aaddan
Explanation
-
1
(f.g) Is aa.: laba nafley wax da'da ama xoogga iska le'eg ahaansho.
-
2
(f.mg) Ku aa.: wax, wax kale ku beegan ahaansho. Tus. “Guriga Cali wuxuu ku aaddanyahay Baar Ubax”.
-
3
(f.mg) Ku aa.: wax, wax kale muuqaalkooda isku gudbay ahaansho.
-
4
(f.mg) Ku soo aa.: wax la filayo in uu meel yimaaddo ama ku dhaco waqti go'an ahaansho.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →