sid
Explanation
-
1
(f.g) Cid ama wax qaadid ama kor u hayn.
-
2
(f.mg) Neef dheddig wax riman ahaansho. sida fk. sidaan fk. sidaas fk.
Synonyms
Other forms
Marka ilmuhu uurka galaan iyo marka ay dhashaan inta u dhexeysa.
(c.nafl.) Muddada ay qof dumar ahi ilmo uurka ku qaaddo, sidku wuxuu socdaa qiyaasta 266 maalmood, laga bilaabo calool galka ilaa ilmuhu dhashaan, ilmaha uurka ku jirana wuxu ku koraa uurka. Inta sidku socdo caadadu way maqantahay, waxaa dhici kara in ay aad u badato cuno cunnidu ama la jeclaado cunitaanka, naasuhu way weynaadaan, qofka dumarka ah waywallaci kartaa.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →