Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
sibbaaq
homonym 2
Noun
Chemistry
Explanation
-
1
Walax lagu midabeeyo dunta, maaska, iwm. Sibaaqyada badankoodu waa iskudhisyo orgaanig ah oo la macmalay. Sibaaqyadu aalaaba waa iskudhisyo orgaanig ah oo aan dhereg-sanayn oo leh dabarro lammaan oo talan-taali ah, dabarrada keenaaya midabka waxa lagu magacaabaa koroomofoor.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →