shuban
Explanation
-
1
Nafley wax shuban ku dhacay noqosho.
-
1
Hoore wax la shubay ahaansho.
-
2
Hoore wax la shubay noqosho. shuban4 f.mg4 (-bnaa, -bnayd)
-
2
Xoolo wax la waraabshay ahaansho.
Other forms
Saxaro badan, jilicsan oo nafleyda qaarkeed gadaal ka dhigto.
Saxaro jilicsan ama biyo ah oo la dhigo si is daba joog ah. Waxa sabab u noqon kara xiidmaha oo bukooda (infekshan, kolaytis, iyo cudurka “crohn”), dheefdhuuqa oo xumaata, xaaladaha acsaabtu kacsantahay iwm. Shubanku haddii 764 uu dheeraado ama si daran u socdo wuxu keeni karaa: biyo aad u badan,cusbooyin iyo nafaqo kale oo jirka ka baxa.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →