Back

shiiqiye

Noun Biology
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-yayaal, m.l/dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Hiddo barasho ahaan, sharaxaadda aliil, kaas oo awood badan leh marka laba aliil oo kala duwan oo hiddoside laga helo unugyo noole. Tusaale ahaan: dhererka geed salbuka ah waxa xukuma laba aliil, dheer (T) iyo cillinnimo (t). Marka labadooduba ay jiraan (Tt), taas macnaheedu waxa weeye, haddii ay unugyadu kala kaa-nyihiin, geedku wuu dheeryahay, maadaa-me “T” ay tahay shiiqiye “t”na ay tahay shiiqsane.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →