Back

shiil

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine & feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Qodob madaxiisa ballaaran oo inta la kululeeyey wax buka lagu gubayo.

  2. 2

    Barta ama raadka uu oogada ku reebo dabkaas.

  3. 3

    Shiil ah: dhagax madow oo marka la isku dhufto dab bixiya.

  4. 4

    Shiil ah: midab aad u madow oo dadku yeesho.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →