Q Qaamuus Af-Soomaaliga
Home About Grammar Online dictionary
Account
Bookmarks History Settings

Pro tip

Sign in to bookmark words and add your own contributions to any entry.

Sign in →
EN English SO Soomaali
Sign in Register
Back

shardi

homonym 1 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a

Explanation

See: sharad

Other forms

shardi (2) Noun

(shuruud, m.l) Hawraar ama weedh M oo lo baahanyahay in ay run noqoto si hawrar kale N ay u noqoto run. Haddii M ay tahay xaalad lagama maarmaan ah, markaa N ma noqon karto run M la'aanteed. Haddii M ay tahay xaalad kaafi ah markaa; markasta oo ay M noqoto run Nna waa run. Dhanka kale run ma noqon karto. Tusaale ahaan, haddii afar geesle uu noqon karo laydi waa in uu raaliggeliyaa xaaladaha lagama marmaan-ka ah in laba ka mid ah dhinacyada afar geesluhu ay yihiin barbaro, haseyeeshe, kani ma aha xaalad kaafiya ah, xaaladaha kaafiga ah ee afar geesle in uu yahay qardhaas waa in ay dhammaan dhinacyada afar geesluhu yihiin 5 cm., haseyeeshe kani ama xalaad lagama maarmaan ah. in laydi uu yahay labajibbaarane waa in uu raaliggeliyaa xaalad dhererka dhinacya-diisa in ay isle'egyihiin. Sida kale haddi M ay tahay xaalad lagama maarmaan ee N -> M, haddii M ay tahay xaalad kaafi ah markaa M -> N. Haddii M ay tahay xaalad lagama maarmaan ah iyo xaalad kaafi ah ee N markaa M N.

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →
Qaamuuska Af-Soomaaliga · Prepared by Centro Studi Somali, Università Roma Tre · Learn more