Back

shaqal

homonym 2 Noun
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-llo, m.dh
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    (nax.) Xaraf keligii lagu dhawaaqi karo oo intii la doono la jiidi karo; shaqalladu waxay ka dhashaan hawo soo marta marinka codka iyagoo aan waxba celinin. Tus. “a, e, i, o, u, aa, ee iwm”. Sh. culus: shaqallada soomaliyeed iyagoo ah 10 (5 gaagaaban iyo 5 dhaadheer) ayaa haddana midkiiba uu yeelan karaa laba cod: mid “culus” sida “dųul” (oo ah duullaan u bixid) iyo mid “fudud” sida “duul” (oo ah haadid).

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →