Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
shamiinto
homonym 2
Noun
Geology
Explanation
-
1
Iskujir budaysan oo ka kooban silikeytyada iyo luumineytyada kaalsiyam, kaas oo ka samaysmay didib (CaCO3) iyo dhoobo la isku kululeeyey ka dibna la ridkay. Marka lagu qaso biyaha, waxa dhaca falgallo; kuwaas oo sameeya adke adag oo alluumiinno silikeyt ah.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →