Back
Word form
Verb
Gender
n/a
Plural
n/a
Conjugation
(-aalay, -aashay) — Class I (-ay / -tay) — most common, consonant-final stems
shakaal
homonym 3
Verb
Explanation
-
1
(f.g) Faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig uga xirid.
-
2
(f.mg) Xarig qoorta surid si gacan dhaawac ah loogu celiyo.
Other forms
shakaal (1)
Noun
Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore.
shakaal (2)
Noun
Dhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumman. Saamiyada dhererka shakaalka iyo dhererrada dhinacyada kale waxa lagu adeegsadaa tirignoometerega si loo helo fansaarada saynka iyo koosaynka ee xaglaha.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →