Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-xyo, m.dh
Conjugation
n/a
sayax
homonym 2
Noun
Geography
Explanation
-
1
Dhammaadka fud baraf, kolka herkulku kor uga kaco barta biyuhu ku fadhiistaan, barafkuna uu biyoobo. Loolalka sare sayaxu waa dhacdo sanadeed muhimad weyn leh, oo dhaca gu' walba, waxana ku xiga milmidda barafka iyo ado-barafeedka iyo wabiyada.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →