Back
Word form
Noun
Gender
Feminine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
sarkooma
Noun
Medicine
Explanation
-
1
Kansarka sooha xiriirka cudurkan wuxuu ku dhici karaa meelwalba oo jirka ka mid ah, maadaama uu ka kaco sooh xubin wax ka sameeya ee uusan gaar u ahayn xubin khaas ah. Wuxu ka kici- karaa: sooh mayraxeed, muruq, baruur, laf, carjow, xuubka xubno isgoysyada (synovium), xididdada dhiigga iyo liinfada iyo soohyo kala duwan oo kale.
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →