Back
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
n/a
Conjugation
n/a
salaax
homonym 1
Noun
Explanation
-
1
Wax wanaagsan.
-
2
Sacabka oo si dabacsan wax loo kor mariyo.
-
3
Dhismo dhammaaday oo dusha laga simay.
-
4
Salaax ah: dhulbeereed aan geedo lahayn oo muddo la beerayey.
Other forms
Community contributions
No community contributions yet. Be the first to add one!
Sign in to contribute →