Back

saar

homonym 1 Noun Botany
Word form
Noun
Gender
Masculine
Plural
-rar, m.l
Conjugation
n/a

Explanation

  1. 1

    Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.

  2. 2

    Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.

Other forms

Community contributions

No community contributions yet. Be the first to add one!

Sign in to contribute →